Monday, June 23, 2025

Laba guddoomiye oo isku heysta Madaxweynaha Maamulka Goboleedka cusub ee Hiiraan

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Maamul  mucaarad ah oo ay dhismihiisa ku howlan yihiin Ugaaska Beesha Xawaadle iyo taageerayaashiisa la isku hayo ciddii hogaamin lahayd lahayd.

Qorshahan ayaa ka socda magaalada Beledweyne, waxaana maamulkan oo looga horjeedo shirka Jowhar iyo natiijada kasoo bixi doonta lagu waday in ka hor marka uu soo dhowaado shirka Jowhar lagu dhawaaqo.

afrax-dabageedGuddoomiyaha gobolka Hiiran ee xiligan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo Guddoomiyihii hore ee Gobolkaasi C/fataax Xasan Afrax ayaa la sheegay in mid kasta doonayo inuu madaxweyne ka noqdo maamulka iskiis u taagan ee laga dhisayo Hiiraan.

Ad

Waxaa Beledweyne ku sugan oo Ugaas Xasan ku taageersan laba Duub oo kale, iyadoo duubabka kale ee gobolka Hiiraan ay fadhiyaan Shirka Jowhar, waxaana weli socda qeybinta xilalka maamulka Ugaas Xasan ka sameynayo Gobolka Hiiraan.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON