Labada Guddi ee Dastuurka oo War-Saxaafadeed ka soo saaray Saddex Qodob oo hortaagan shaqadooda [Akhriso]

Guddiyada dib u eegista dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka  ayaa soo saaray qoraal ku saabsan halka ay mareyso howsha dib eegista dastuurka.

War saxaafadeed wadajir oo ay maanta soo saareen labadan Guddi ayay ku sheegeen aaney qabsoomin shaqo badan oo laga sugayey, taasoo ay dusha ka saareen dowladda oo aan taageerin Guddiyada iyo  Gacmo badan oo aan dastuuri aheyn, oo faraha kula jira howlaha dib u eegista dastuurka.

War-saxaafadeedka waxaa saxafadda u akhriyey xoghayaha Guddiga Dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka Xuseen Sheekh Maxamuud.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

108,371FansLike
568FollowersFollow
2,500FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

108,371FansLike
568FollowersFollow
20FollowersFollow
2,500FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!