Monday, June 23, 2025

Liiska kala horeynta Khudbad jeedinta Mushariixinta Madaxweynaha oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Labada Aqal ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyey hadal jeedinta 39- ka Musharax ee xilka Madaxweynaha.

Musharixinta ayaa labada maalmood ee soo socda khudbadda jeedin doonaa xarunta Afisyoone,. iyagoo soo bandhigi doona qorshahooda waxqabad, waxaana ugu horeeya Musharax Aadan Hooshow.

Liiska Musharixiinta madaxweynaha ee jeeinaya khudbadaha ayaa loo kala hor mariyey ereyada ay ku bilowdaan magacyadooda, waxaana maalinta labaad ee khudbad jeedinta ugu horeeya madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Ad

Halkan ka akhriso liiksa 39-ka Musharax ee u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya

No photo description available.
No photo description available.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON