Sunday, July 13, 2025

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Habraacii Doorashada ee Xukuumadda Somalia. [Akhriso]

Wasaarada arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa jawaab kulul ka bixisay War-saxaafadeed xalay ay soo saartey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya oo ku saabsanaa Habraaca Doorashooyoinka Dowlad Goboleedyada.

Qoraal kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay inay u madax bannaan tahay qabashada doorashada maamulkeeda, taasoo uu xaq u siinayo Dastuurka Fedraalka, iyadoo ku eedeysay xukuumadda Somalia inay dooneyso faragelin ay sameyso doorashada Jubbaland sida maamulo kale ka dhacay oo dhiig ku daatay.

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON