Monday, June 23, 2025

Madasha Xisbiyada oo Digniin ku saabsan Golaha Adeegga Garsoorka u dirtay Madaxweyne Farmaajo

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uga digtay inuu Wareegto ku soo saaro shanta xubnood ee Golaha Adeegga Garsoorka ee xukuumadda xilka sii heysa ay magacowday 30-kii July 2020.

Qoraal kasoo baxay Madasha Xisbyada caawa ayaa lagu faahfaahiyey sharci darrada tallaabooyinka ay qaaday xukuumadda xilgaarsiinta ah oo ay ka mid yihiin inay magacawday Guddiyo masiiri ah oo hore looga gaabiyey sida Xubno ka mida Golaha Adeegga Garsoorka iyo Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed.

“Waxaan uga digeynaa Madaxweynaha JFS inuusan wareegto kusoo saarin xubnahaas 5-ta ah ee ka tirsan Golaha Adeegga Garsoorka inta la waafajinayo Dastuurka JFS” ayaa lagu yiri qoraalka Madasha.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON