Tuesday, June 24, 2025

Madasha Xisbiyada Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo taageeray Guddoomiyaha Aqalka Sare

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si buuxda u taageertay go’aankii guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ee ku saabsanaa in wax laga bedelay xeerarkii ay Guddiga Wadajirka ah ee BFS u soo gudbiyeen guddoonka labada aqal.

Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada ayaa lagu sheegay in khilaafka labada Aqal ay ka danbeeyaan madaxda dalka, ujeedkuna yahay waqti lumis loogu gogol xaarayo muddo kororsi, waxayna ka digtay in Doorashada waqtigeeda dib uga dhacdo.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON