Madaxweynaha la doortay ee maamulka Puntland oo aan weli xilka la wareegin Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amarkii labaad oo ku saabsan arrimaha dhaqaalaha maamulkaasi.
Wareegto kasoo baxday 12-kii bishan ayuu madaxweyne Deni ku joojiyey canshuur dhaaf iyo canshuur dhimis loo sameyn jiray hay’adaha dowladda, kuwa caalamiga ah iyo weliba kuwa gaarka loo leeyahay.
HOOS KA AKHRI WAREEGTADA