Monday, July 14, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo digniin aan la fileyn ka soo saaray Doorashada 2016 [DHAGEYSO]

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay dib ugu laabtay magaalada Cadaado ayaa digniin ka soo saaray weeraro ka dhacay degaanada maamulkiisa.

Wuxuu sheegay inay jirto halis ah weerarro ay degaanada Galmudug ku soo qaadaan Al-shabaab, inta ay socoto Doorashada 2016. Madaxweynaha Galmudug ayaa Ciidamada Ammaanka iyo kuwa AMISOM ku booriyay inay galaan feejignaan dheeraad ah.

Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka socda qabanqaabada Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka iyadoo ciidamada AMISOM la geeyay magaalada Cadaado si ay ammaanka u sugaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON