Friday, July 4, 2025

Madaxweynaha Puntland oo ka tegay Dhusamareb, kuna laabtay Garowe (Akhriso sababta)

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garowe, isagoo ka tegay magaalada Dhuusamareeb oo uu uga qeyb galay shirkii madaxda Maamul Goboleeydada.

Ujeedka safarka Madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay inuu ka qeyb galo aaska Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Xasan Abshir Faarax oo ka dhacaya Garowe, iyadoo meydkiisa laga soo duulinayo dalka Turkiga, kadibna Muqdisho.

Madaxweynaha Puntland ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto magaalada Dhuusamareeb oo uu ka furmi doono wejiga labaad ee Shirka madaxda Dowlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa isna galabta ka degay magaalada Dhuusamaraab si uu uga qeyb galo wejiga labaad ee shirka Dhuusamareeb.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON