Sunday, July 13, 2025

Madaxweynaha Puntland oo magacii ka bedelay Wasaarada ka mida Xukuumadiisa [Wareegto]

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray magacii uga bedelay wasaarad ka mida xukuumadda maamulka Puntalnd ee uu dhowaan magacaabay.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland magacii laga bedelay, loona bedelay magaca cusub oo noqonaya: Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo isbedelka Cimilada Puntland.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON