Monday, June 23, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Qaahira [Daawo Video]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Qaahir ee dalka Masar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi.

Qarsiga Itixaad ee madaxtooyada dalka Masar, magaalada Qaahira ayaa soo dhoweyn heer sare ah loogu sameeyay madaxweynaha Soomaaliya iyadoo uu salaan sharaf ka qaatay ciidamada ilaalada Madaxtooyada Masar, waxaana qaabilay madaxweynaha Masar C/fataax Alsisi.

Laba madaxdweynaha ayaa markaas kadib yeeshay kulan laba dhinac ah oo ay uga hadleen xiriirka labada dal, waana booqashadii ugu horeysay ee madaxweynaha Soomaaliya uu tago dalka Masar intii la doortay.

 

السيسي

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON