Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha Turkiga oo Soomaaliya ku ammaanay mowqifkii uu qaatay Xasan Sheekh Max’ud [Akhriso]

Madaxweynaha Turkiga ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed mowqifkii ay ka qaateen inqilaabkii dhicisoobay ee dalkaasi ka dhacay Bishii July 2016.Recep Tayyip Erdogan oo ka hadlayay shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, magaalada Ankara ayuu ka sheegay arrintan.

“Madaxweynaha Soomaaliya (Xasan Sheekh Maxamuud) waa ila soo xiriiray kadib markii inqilaabka la isku dayay, wuxuuna nooga tacsiyadeeyay dadkii naga dhintay, shacabka Soomaaliyeedna waxay Alle ka baryeen inuu Inqilaabka fashilmo..” ayuu yiri Madaxweyne Ordogan.

Wuxuu ballan qaaday heshiisyo cusub oo dhinacyada beeraha iyo xoolaha ay la saxiixaan doonaan Soomaaliya oo uu ku tilmaamay. Wuxuu intaas ku dray madaxweynaha Turkiga in madaxweynaha Soomaaliya marka uu booqanayo Turkiga uu joogo gurigiisa labaad.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON