Monday, June 23, 2025

Madaxweyne Deni oo 6 bilood gudahood ku magacaabay maareeyihii labaad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay maareeyihii labaad ee Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso muddo lix bilood gudahood ah.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntalnd ayaa Maareeyaha cusub ee Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso loogu magacaabay Axmed Siciid Yuusuf, iyadoo xilka laga qaaday maareeyihii hore muddo lix bilood ah xilkaas hayey.

Madaxweyne Deni aya bishii July 2019 Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso u magacaabay Axmed Maxamuud Xaaji Yuusuf, waana mas’uulkii ug horeeyay ee uu magacaabo haddana xilka ka qaado Siciid C/llaahi Deni. 

Ad

Puntland ayaa maamulka Garoonka diyaaradaha Boosaaso ku wareejisay dowladda Imaaraadka Carabta, heshiis weli mugdi ku jiro oo aan la shaacin.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON