Monday, June 23, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Xarunta Jen. Kaahiye & xildhibaanno tiro yar oo xaadiray [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Dugsiga sare ee Booliska Jen. Kaahiye oo ay ka dhaceyso furitaanka kalfadhiga afraad ee Golaha Shacabka.

Maanta ayaa loo balansanaa furitaanka kalfadhiga afraad ee Golaha Shacabka oo ay ka baaqsadeen senatoorada Aqalka Sare oo sheegay inay qaadaceen ka qeybgalka munaasabadda maanta, iyadoo maalinta berri ah si gaara u furan doona kalfadhigooda.

Xildhibaanno ku sugan xarunta Akadeemiyadda Jen. Kaahiye ayaa soo sheegay in tirada xildhibaannada xaadiray munaasabadda ay aad u yar tahay marka loo eego munaasabadihii hore, iyadoo ay saameyn ku yeelatay qaadacadaadda xildhibaanada Aqalka sare.

Image may contain: 2 peopleImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: one or more people, people sitting and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON