Sunday, July 13, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo looga adkaaday Qodobadii Heshiiska Doorashada & War-Murtiyeedkii Shirka…

Waxaa la lasoo gabagabeeyay shirkii Wadatashiga Madaxweynaha Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha G/Banaadir ee arrimaha Doorashooyinka, iyadoo laga soo saaray heshiis cusub oo lagu aadayo Doorashda 2020/2021.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu fuqay qodobkii ugu danbeeyay oo kala ahaa Guddiga Doorashooyinka Qaranka, waxaana goor dhow la shaaciyey heshiiska

AKHRISO: War-Murtiyeedka Heshiiska Cusub ee Doorashada 2020/2021 (15 Qodob & Doorasho Dadban)

Xogta laga helayo madaxda dowlad Goboleedyada ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu keligiis ku noqday difaaca qodobadii kasoo baxay Heshiiskii Dhuusmaareeb 3, markii ay ka baxeen raggii la saxiixay, waxaana kaliya ku haray madaxweynaha Hirshabeelle oo kaalin dhexdhexaadin ah ciyaaray.

Doorashada soo socota ayaa la isla gartay inay waqtigeeda ku dhacdo, oo ay maamulaan Guddiyo heer dowlad Goboleed iyo heer Federaal, iyadoo ergada la yareeyay, waxaana meesha laga saaray in xisbiyo lagu galo doorashada iyo degaanada lagu qabanayo dowlad Goboleed kasta laba goobood laga cayimayo.

HALKAN KA AKHRSO WAR-MURTIYEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON