Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale dib ugu laabtay Xafiiskiisii Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Muqdisho

Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) uu mar kale dib ugu laabtay Xafiiskiisa Xarunta Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha  dhowr toddobaad ku shaqeynayay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa ku qasbanaaday inuu ku soo laabto Villa Somalia kadib xiisadii ka dhalatay Mooshinkii Guddoomiyaha Baarlamaanka ee is casilay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), waxaana la sheegay inuu mar kale maanta  shaqadiisa u wareejiyey Wasaaradda Gaashaandhigga .

Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga wuxuu dib u habeyn ku sameeyay hoggaanada ciidamada Xoogga dalka, wuxuuna dhowr goor ku dhawaaqay dagaal sa fballaaran lagu qaadayo Alshabaab oo aan weli suuragelin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON