Wednesday, June 25, 2025

Madaxweyne Waare oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Beledweyne [Sawirro]

Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Soo dhoweynta Wafdiga madaxweyne Waare waxaa ka mid ahaa xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabeelle, waxaana horkacayay taliye ku-xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu horeyn sallaan ugu tegay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, waxaana kadib uu kulan kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hiiraan.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON