Wednesday, July 2, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Washington, kana qeyb galaya Shirka…

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka dalka Mareynkanka.

Xasan Sheekh ayaa ka qeyb geli doona shirka madaxeedka dalalka Afrika iyo Mareykanka oo uu marti gelinayo Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.

Shirkan ayaa looga hadli doonaa muhiimadda xiriirka Afrika iyo Mareykanka, iyada oo la xoojinayo dhinacyada iskaashiga; dhaqaalaha, amniga, gargaarka, caafimaadka, dowlad wanaagga, xuquuqul insaanka iyo isbeddelka cimilada.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka mid ah madaxda Afrika ee shirkan lagu casuumay, waxaana la filayaa inuu ka jeediyo khudbad uu uga hadlayo xaaladda Soomaaliya, Dagaalka Argagixisada, iyo taageerada dowladda Mareykanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON