Sunday, June 22, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyey Golaha Wasiirada iyo Amarro uu siiyay

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada, isagoo siiyay Amar ku sabsna Shirarka xukuumadda ku qabato dalalka dibadda.

Xasan Sheekh ayaa faray Golah Wasiirada in la joojiyo shirarka dalka dibaddiisa lagu qabto intii laga maarmi karo, isla markaana shirarkaasi lagu qabto gudaha dalka, isagoo Golaha u sheegay in Sanadkan 2023 uu yahay sanadkii dib u xorreynta iyo waxqabadka.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Golaha Wasiirada faray in la hubiyo Mashaariicda hormarineed ee dalka laga fuliyo inay yihiin kuwo waxtar uleh bulshada Soomaaliyeed.

Ad

Shirka golaha wasiirada ayaa maanta lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka aAqoonsiga iyo Diiwaangelinta dadweynaha oo ay soo gudbisay wasaaradda arrimaha gudaha, iyo Hindise Sharciyeedka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON