Monday, July 14, 2025

Mahdi Guuleed: Sharaf ayey ii tahay in Madaxweynaha ii magacaabo siihaye Ra’iisal wasaare”

Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay xilka uu madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay ee Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha inta laga soo magacaabayo Ra’iisal wasaare cusub.

“Waxaa sharaf ii ah inuu Madaxweyne Farmaajo maanta ii magacaabo Sii-hayaha xilka Ra’iisal wasaaraha. Waan aqbalay waxaana si dadnimo iyo xirfad leh ugu adeegi doonnaa danaha Qaranka Soomaaliyeed..” ayuu yiri Mahdi Maxamed Guuleed oo qoraal soo saaray.

Wuxuu intaas ku datay inuu sii wadi doono horumarka iyo wadashaqeynta, si loo gaaro mustaqbal wanaagsan. Arrintan ayaa ka dabeysay markii uu maanta Guddoomiyaha Baarlamaanka ku dhawaaqay inay dhacday Xukuumadii Xasan Cali Kheyre.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON