Monday, June 23, 2025

Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed oo kusoo baxay Kursigii shanaad ee Aqalka Sare

Senatoorkii shanaad ee Aqalka sare ayaa lagu doortay magaalada Baydahaba, kadib doorasho maalin dhan socotay oo Baarlamaanka K/Galbeed u qabtay shan kursi oo ka mida Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kursiga shanaad waxaa ku guuleysatay Dr. Xuseen Maxamed Daahir oo loo saadaaliyey, isagoo helay 17 cod, halka musharax Xasan Maxamed Nuur oo la tartamay uu helay 7 Xildhibaaan cod oo, waxaana xumaaday 10 cod.

Senator-ka cusub ee Dr. Xuseen Maxamed Daahir ayaa ka mid ahaa musharixiinta uu so qoray Madaxweynaha K/Galbeed, isago heystay taageero buuxda., isagoo ahaa agaasimaha wasaaradda caafimaadka e maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Ad

Dhammaan shantii kursi ee maanta lagu doortay magaalada Baydhaba waxaa kusoo baxay musharixiintii loo saadaaliyey, iyadoo aanay dhicin tartan xiiso leh oo dhab ah, waxaana codeynti ahayd mid qorsheysan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON