Friday, June 27, 2025

Maxaa ka socda Madaxtooyada Somalia oo uu marti ku yahay Ra’iisal Wasaraha Itoobiya..? [Wararkii ugu danbeeyay]

Madaxda dowladda Soomaaliya iyo wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa wadahadal uga socdaa xarunta madaxtooyada magaalada Muqdisho, kadib booqasho rasmi ah oo  Ra’iisal wasaraaha Itoobiya maanta ku tegay magaalada Muqdisho.

WafdigaRaiisul wasaaraha Itobiya Abiy Axmed ayaa loo gelbiyey xaruna Madaxtooyada, kadib markii uu garoonka ku soo dhoweeyay madaxweyne Farmaajo, waxaana kulamo xiriir ah oo saacado qaatay ay u socdaan madaxda labada dal.

Wafddiga Ra’iisul wasaaraha Itoobiya waxaa ka mida Wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi, wasiiro  iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Itoobiya, waxaana lagu wada in madaxdweynaha Somalia iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ay wadajir u qabtaan shir jaraa’id oo ay uga hadlayaan arrimaha ay ku heshiiyeen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON