Wednesday, June 25, 2025

Maxaa ka soo baxay kulankii C/weli Gaas iyo Micheal Keating ee magaalada Garowe..? [Sawirro]

Kulan ay magaalada Garowe ku yeesheen Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wakiilka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia Michael Keating ayaa maanta ka dhacay Magaalada Garowe.

Kulanka Gaas iyo Keating kadib ayey saxaafadda u sheegeen in ay ka wada-hadleen, arrimaha amniga,siyaasadda iyo horumarka Soomaaliya, gaar ahaanna Puntland, iyagoo aan faahfaahin dheeraad ah ka bixin, ayna isku afgarteen.

Arrinta ugu weyn ayaa la sheegay inay ahayd xiisadda u dhexaysa Puntland iyo Somaliland iyo ciidamada isku hor fadhiya degaanka Tukaraq oo maamlihii ugu danbeeyay ay xaalad colaadeed kasoo korortay.

  

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON