Sunday, June 22, 2025

MD. Xasan Sheekh oo Magaalada Doha kula kulmay Farmaajo, saacado kadib markii…

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Doha ee dalka qtar kula kulmay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay inay kulanka ay uga wada hadleen xaaladda dalka iyo duruufaha ku xeeran, isla markaana uu Madaxweyne Xasan Shekh uga warbixiyay Farmaajo guulaha ay dowladdu ay gaartay dagaalka Alshabab, Deynta cafinta iyo qaadista cunaqabateynta hubka.

Xasan Sheekh ayaa ku ammaanay sida shacabka, masuuliyiinta iyo madaxda Soomaaliyeed kuwii hore iyo haddaba ay ugu midoobeen difaaca madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka Soomaaliya, shacab iyo dhulba.

Ad

Farmaajo ayaan wax war ah kasoo saarin kulanka uu la yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay shaacisay Madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo yimid saacado kadib markii uu soo saaray qoraal uu Madaxtooyada Soomaaliya uga digay qorsahha aya dooneyso inay ku bedeshao Dastuurka dalka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON