Monday, June 23, 2025

Musharax Farmaajo oo ka degay Muqdisho iyo taageerayaashiisa oo loo diiday inay galaan Garoonka

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa goor dhow ka degay magaalada Muqdisho.

Imaanshaha Farmaajo ee magaalada Muqdisho ayaa diyaar garow weyn ay u galeen taageerayaashiisa, laakiin ciidamada ammaanka ayaa ka hortegay una diiday taageerayaasha inay galaan garoonka.

Wararka ayaa sheegaya in gudaha garoonka loo ogolaaday oo kaliya ilaalada  iyo dad yar oo barotakol ah, taasoo keentay in qorshihii kooxda ololaha musharax Farmaajo uu kala  dhantaalmo.

Ad

Musharax ayaa la dejinayaa goob ku how isgoyska km4 halkaas oo la filayo in dadweyne abaabulan ay isugu soo baxaan soo dhoweynta musharaxa.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON