Monday, June 23, 2025

Mushariixinta Madaxweynaha oo soo saaray Digniin ku socota Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Golaha Midowga Musharixiinta ee ay ku jiraan inta badan musharixiinta Madaxweynaha ayaa dingniin u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyagoo sheegay inay qaadi doolnaan tallaabo kasta oo ay uga hortegayaan doorasho boob ah oo dalka ka dhacda.

Qoraal ay soo saareen Midowga musharaxiinta ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka ay iska dhagatirtay baaqyadii horey uga soo baxay musharaxiinta ee ahaa in guddiyada doorashooyinka ay noqdaan kuwo la isla ogol yahay oo sharciga waafaqsan.

Musharixiinta ayaa dadka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka ku wargeliyey inay qaadayaan tallaabo kasta oo dalka looga badbaadinayo inay ka dhacdo doorasho boob ah ama uu ka dhaco firaq dastuuri ah.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON