Friday, June 27, 2025

Musharixii Villa Somalia oo si lama filaan ah uga haray tartankii Kursiga HOP095 ee Golaha Shacabka

Wararka laga heayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu taranka Doorashada ka ahray musahraxii ay wadatay kooxda Farmaajo ee u taagnaa kursiga HOP095.

Musharax Cabdikariin Khaliif Cabdi (Dhalac) ayaa shalay qaatay shahaadada musharaxnimo ee kursiga HOP#095, waxaana goor dhoweyd la sheegay inuu si lama filaan ah uga baxay tartanka Doorashada oo culeys adag kasoo food saaray.

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay in doorashada kursiga HOP095 ay caawa ku tartami doonaan Musharixiinta kala ah :-

1- Maxamed Saciid Faarax.

2- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud.

3- Maxamuud Kudun Xiimaa.

Cabdikariin Khaliif Cabdi (Dhalac) oo difaacanayey kursiga HOP#095 ayaa sidoo kale taageero ka heystay madaxweynaha Galmudug, balse waxaa Gaalkacyo ka jira olole ka dhan ah musharixiinta taageersan kooxda Farmaajo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON