Musharixiinta Mucaaradka Jubbaland oo soo saaray Liis 2-aad oo xildhibaano ah. [Akhriso Magacyada]

Guddiga Doorashada Musharixiinta kasoo horjeedda Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa soo saaray Liis cusub oo ah xildhibaannada Jubbaland ee dooran doona madaxweynaha maamulkaasi.

Liisan ayaa ka kooban 75 xildhibaan waxaan ku qoray magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan, isagoo noqonaya xildhibaannadii labaad ee musharixiinta mucaaradka ay shaaciyaan, iyadoo weli muran ka taagan yahay qaabka ay ku socoto doorashada Jubbaland.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

130,902FansLike
1,338FollowersFollow
3,542FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!