Saturday, July 12, 2025

Muuqaalka Goobta Berri lagu dooranayo Guddoonka Aqalka Sare (Sawirro)

Waxaa lasoo gabagabeeyay diyaarinta Teendhada Afisyone oo ay Berri 26-ka April 2022 ka dhaceyso Doorashada guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

Xarunta Afisyoone ayaa loo diyaariyey dhammaan agabkii doorahsada iyo fadhiyadii Musharixiinta, xildhibaannada iyo marti-sharafta, waxaana galabta booqday goobtaasi Gudoomiyaha KMG ah ee Aqalka Sare Senator Maxamud Yuusuf Cali iyo Guddiga Doorashada Aqalka sare.

Doorashada Guddoonka Aqalka Sare iyo tan Guddoonka Golaha Shacabka ayaa loo wareejiyey Afisyoone, kadib arrimo amni iyo kuwo farsamo oo keenay in cabsi ka dhalatay xarumaha labada Aqal.

May be an image of 5 people, people standing and indoor
May be an image of 4 people, people standing and indoor
May be an image of 6 people, people standing and indoor
May be an image of 4 people, people standing and suit
No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON