Sunday, June 22, 2025

Ninkii Muqdisho soo geliyay Baabuurtii lagu qarxiyay Hotel SYL iyo 15 Qof oo la qabtay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la qabtay 16 qof oo ku eedeysan weerarkii Alshabaab ku qaaday Hotel-ka SYL.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigtay C/naasir Daahir Nuur oo ay sheegtay inuu ahaa shaqsigii suurta-galiyay in magaalada ay soo galaan Gawaarida lagu qarxiyay Hotelka SYL.

Dadka kiiskan loo xiray waxaa kaloo ka mida Afar eedeysane oo ku diiwaan gashan inay lahaayeen ama milkiyadda labadii Gaari ee Alshabaab u adeegsatay weerarkii Hotelka SYL.

Ad

Sidoo kale waxaa baaris ay ku socotaa 5 xubnood oo ka tirsan ciidanka ammaanka dowladda kuwaas oo ka shaqaynayay baraha baaris ee xubnaha Alshabaab laga soo gudbiyay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON