NISA oo Garoonka Muqdisho ku qabatay Koox ku shaqeysata Doolar Been abuur ah (Xildhibaan ku lug leh)

Hay’adda Nbadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in ciidamada NISA ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay gacanta ku dhigeen koox ku shaqeysata lacag dhiqidda iyo Doolarka been abuurka ah.

Hay’adda NISA ayaa sheegtay in Ciidamada amaanka garoonka Adan Cade ee Muqdisho, ay gacanta ku dhigeen shabakadan oo ku shaqaysa fal-danbiyeedka lacag dhiqida iyo samaynta Dollarka been abuurka ah, waxaana sheegtay in gacanta lagu hayo laba qof  oo kamida  shabakadaas, laguna daba jiro  qaar kale.

“Waxaa howlaha u sahlay, sida gudbinta garoonka,”Mudane ka tirsan golaha shacabka” Ee Baaralmaanka Federaalka”a yaa lagu yiri qoraal ay NISA soo saartay oo intaas ku daray in  Galka baarista ee shabakadan iyo  kiiskooda  loo gudbinayo Hay’adaha Sharciga ee ku shaqada leh, si ay uga qaadaan talaabada ku haboon.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

107,933FansLike
554FollowersFollow
2,433FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

107,933FansLike
554FollowersFollow
19FollowersFollow
2,432FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!