Tuesday, June 24, 2025

Prof. Cali Ismacil Samatar: “Khalad weyn ayuu Farmaajo ka galay taariikhda Soomaalida..” DHAGEYSO

Prof. Cabdi Ismacil Samatar oo ka mida aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qoraal uu musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaatay shahaadadii Master-ka oo uu taariikhda Soomaalida kaga been sheegay.

Isagoo hadlayay markii uu ra’iisal wasaaraha ahaa Farmaajo ayuu Prof. Samatar oo hadda ka mida guddiga anshaxa doorashada ayuu sheegay inuu ninkan wax macne ah soo kordhin oo qabyaalad ay ka buuxdo, isagoo madaxdii dalka soo maray sida Aadan Cadde iyo C/rashiid Cali Sharma’arke ka been sheegay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON