Sunday, October 25, 2020
More

    Prof. Yaxye Caamir oo ka jawaabay labadii sabab ee Madaxweyne Farmaajo sheegay inuu u tanaasulay

    Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida Aqoonyahanadda ka hadlay arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha ayaa ka jawaabay laba sabab oo Madaxweyne Farmaajo uu sheegay inuu uga tanaasulay Doorashadii Qof iyo Codka ahayd.

    Wuxuu sheegay inuusan jirin wax tanaasul ah ee Madaxweyne Farmaajo laga batay, waaqacana jirana ka hor yimid. “”Tanaasul waa wax aad awood u leedahay oo iska dhaafay.. laakiin haddii maamul goboleedyadii oo dhan dhinac kaa mareen, taasi tanaasul maaha, waaqica ayaa ka hor yimid, qof kastana waa ogeyd inaysan dalka ka dhici karin Doorasho Qof iyo Cod ah.

    Ad

    Yaxye Sheekh Caamir ayaa sheegay inay sidoo kale faragalin ka timid beesha caalamka oo madaxda shirtay ay isku keeneen, inay go’aan gaaran-na ka dalbadeen wakiilada Beesha Caaamka, wax farqi ahna u dhaxeyn in lagu dhex fadhiyo iyo in wax laguu yeeriyo.

    Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu Doorashadii Qof iyo Cod uga tanaasulay markii ay gaartay in lagu kala tago iyo faragelin shisheeye oo imaan lahayd.

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    148,683FansLike
    2,064FollowersFollow
    5,658FollowersFollow
    148,683FansLike
    2,064FollowersFollow
    5,657FollowersFollow

    TOP NEWS

    Maxkamadda Ciidamada oo xukunno ku riday Alshabaabkii ka baxsaday Xabsiga Dhexe iyo 9 Askari oo ka tirsan…

    Maxamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday 11 Qof oo ku eedeysan weerarkii ka dhacay...

    Jid muddo Sanado ah u xirnaa Safaarado oo la bilaabay in Dhagxaanta iyo Shubka laga qaado

    Jid muhiim ah oo muddo sanado ah u xirnaa safaarado kala duwan ayaa waxaa hadda socda howl adag oo dhagxaanta looga qaadayo.

    Ra’iisal Wasaare Rooble oo magacii ka bedelay xilliga ‘Kala-guurka’ ee xukuumadiisu kusoo beegantay

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magaca ka bedeley waqtiga 'KALA GURKA' ah ee ay xukuumadiisa kusoo beegantay, iyadoo dalku doorasho gelayo mudaddii...

    Xukuumaddii ugu waqtiga yareyd ee Ra’iisal wasaare Rooble oo la ansixiyey iyo Wasiirada oo la dhaariyey

    Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta codka kalsoonida siyey Xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo Barnaamijkeeda. Golaha wasiirada...

    Ganaax lagu riday Haweeney ah Xeer ilaaliye ku-xigeen oo khilaaf ka dhaliyay Hay’adaha Garsoorka (Akhriso)

    Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo xafiiska Xeer ilaalinta Guud kadib markii ganaax lagu riday haweeney ah...

    Kulan magaalada Nairobi ku dhex maray Xasan Cali Kheyre iyo Sheekh Shariif iyo Arrimaha looga hadlay

    Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Ra'iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya uu magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweynhii hore Shariif Sheekh...

    Weriye C/llaahi Kulmiye: “Nabadsugidda iyo ciidamada Ra’iisal wasaare Rooble ayaa isoo weerarray..”

    Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo maanta laga sii daayey xabsiga Godka Jilacow oo uu muddo 5 maalin ku dhowaad ah ku jiray...

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!