Sunday, July 27, 2025

Puntland & Juballand oo taageeray Shirkii uu ku baaqay Aqalka Sare (Shuruud ka timid Punt..)

Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo dhoweeyay baaqii Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kuna saabsanaa inay kulan isugu yimaadan madaxda dowlada Soomaaliya, Maamul Goboleedyada iyo Saamileyda siyaasadda dalka si go’aan looga gaaro Doorasho laga wada raali yahay oo alka ka dhacda.

Qoraallo kasoo baxay Madaxeynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu bogaadiyey kaalinta Aqalka Sare, laakiin Puntland ayaa shuruud ka dhigtay in shirka Aqalka Sare ku baaqay uu dhaco ka hor 20-ka bishan June, iyadoo caddeysay inaysan qeyb ka noqon doonin shirkaas kadib dhageysiga Baarlamaanka ee Guddiga Doorashooyinka oo muddeysan 27-ka June 2020.

Dhinaa kale War-saxaafadeedka Jubbaland ayaa lagu sheegay inay si buuxda u taageerayso baaqa kasoo baxay Aqalka Sare, isla markaana ayideyso in shirkaasi dhaco ka hor 25-ka June.

HOOS KA AKHRISO QORAALLADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON