Guddiga Maamulka Doorashada ee Puntland (SEIT Puntland ) ayaa maanta bilaabay diiwaangalinta Guddiyada soo xulista Ergada 5 Kursi ee horay Jadwalkooda ay u shaaciyeen .
Guddiyada soo xulaya ergada dooraneysa xildhibaannada ayaa ka kooban Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah, iyadoona loo sameeyay Tababar, waxaana laguna wareejiyay Foomka diiwaangalinta Ergada.
Kuraasta ugu horeysa ee Golasha Shacabka oo lagu dooranayo magaalada Garowe ayaa kala ah:
Ad
1- HOPE -196
2- HOPE 249
3- HOPE 235
- Advertisement -
4- HOPE 200
5- HOPE 166
