Thursday, July 17, 2025

Puntland oo Qaadacday Guddi uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo. [War-saxaafadeed]

Maamulka Puntland ayaa qaadacay, kana hor yimid Guddiga dib u heshiisiinta ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay la-xaajoodka Somaliland.

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa lagu caddeeyay in dowladda Puntland ay qaadacday Guddiga dib u heshiisiinta iyo wada hadalada Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland, waxaana qoraalka lagu sheegay inay Puntland diidaneyn wadahadallada, laakiin ay ka horjeedo qaabka loo maray magacaabista Guddiga oo ay sheegtay inuu baalmarsan yahay Dastuurka.

Puntland ayaa dooneysa inay qeyb mug leh ku yeelato wadahadallada labada dhinac iyadoo arrimo badan ay quseeyaan oo kala dhaxeeyaan Somaliland.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON