Thursday, April 18, 2024

Q/Midoobay oo ka hadashay kaalinta cusub ee RW Rooble ka qaadanayo Doorashada Soomaaliya

Qaramada Midoobay xafiiskeeda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ka noqoshadii uu Aqalka hoose ee Baarlamaanka ku laalay muddo kororsigii labada sano ahayd ee Madaxweynaha iyo Baarlamaanka.

“Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya wuxuu soo dhaweynayaa go’aankii baarlamaanka Federaalka ee ahaa in dib loo soo celiyo heshiiskii doorashada ee 17 Sebtember kadib codsigii Maxamed Farmaajo Codsiga” ayaa lagu yiri qoraalka UN-ka.

Waxay kaloo Q/Midoobay ugu baaqday hoggamiyeyaasha Soomaalida inay degdeg ugu noqdaan wadahadalka> “Waxaan ugu baaqayaa hogagamiyaasha Soomaalida inay ku noqdaan wadahadalka oo ay diyaariyaan Doorashooyinka iyadoo aan dib loo dhigin; waxay soo dhaweynaysaa doorka hogaaminta ee RW Mohamed Robleh oo ku hadlaya magaca Dowladda Federaalka”

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON