Wednesday, August 12, 2020
More

    Qarax Culus oo Goor dhow ka dhacay Hotelka SYL & Ciidamada oo weli la dagaalamaya Dableyda Alshabaab…

    Qarax weyn ayaa goor dhow ka dhacay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay caawa weerar u qaadeen, gudaha u galeen dabley ka tirsan Alshabaab.

    Qaraxa oo ahaa kii ugu weynaa ee ka dhaca Hotelka inta uu weerarku socday muddo 3 saacadood ah ayaa la filayaa inuu yahay mid ka mida maleeshiyada Alshabaab oo is qarxiyey xilli ay dagaal kula jireen ciidamada dowladda ee kala duwan oo Hotelka ku sugan.

    Ad

    Tirada Maleeshiyada Alshabaab ee Hotelka SYL gashay ayaa lagu sheegay ilaa 3, halka laba ka mida uu Boolisku sheegay in lagu dilay bannaanka hore e Hotelka, waxaana laga soo badbaadiyey Hotelka dad ku dhow 100 qof.

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    144,715FansLike
    1,858FollowersFollow
    5,574FollowersFollow
    144,715FansLike
    1,858FollowersFollow
    5,574FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!