Monday, June 23, 2025

Qarax ka dhacay Magaalada Beledweyne iyo Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Goor dhoweyd.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Is-miidaamin, iyadoo uu fuliyey qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo beegsaday Baar caan ah oo ku yaaala Magalada Beledweyne.

Wararka ayaa sheegay in Qaraxa uu ka dhacay Maqaayadda Baar Xasan-Dhiif oo ku taalla bartamaha Magaaladda Baladwayne, taasoo ah ay dad badan isugu yimaadaan, waxaana isku dhex qarxiyey is-miidamaiye watay Jaakadda Qaraxa.

Ad

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya inuu jiro qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON