Monday, July 14, 2025

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho, Rasaas la maqlayo iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Xeebta Liido ee degmada C/casiis, magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo kadib la maqlay rasaas xoog leh ayaa wararkii ugu horeeyay waxay sheegayaan in weerar lagu qaaday goob ganacsi oo ku taalla Xeebta Liido.

Waxaa laga cabsi qabaa in qaraxa kadib ay koox hubeysan gudaha u gashay Goobta la weerarray oo ah Maqaayadda Pearl Peach oo ka mida goobaha lagu caweeyo.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegyaa in laba is-miidaamiye ay isku qarxiyeen hotelka, isla markaana xaaladda ay kacsan tahay iyadoo dadweyne badan ay goobta ku sugnaayeen…

LA SOCO..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON