Saturday, July 12, 2025

Qaraxyo laga maqlay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Qaraxyo culus ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho caawa maqribkii kadib, iyadoo wararka qaar sheegayaan iyo tiro madaafiic Hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen agagaaarka madaxtooyada Soomaaliya.

Qaraxyada ayaa la sheegay inay ka dhaceen xaafadaha u dhow Xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo uu shir uga socdo madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Qaar ka mida Qaraxyada waxay ka dhacay agagaarka isgoyska Ceelgaab oo laga ilaaliyo Madaxtooyada, halka qaar kale la sheegayo inay ku habsadeen xaafado ka mida degmada Xamarweyne iyo Xamarjajab.

Saraakiisha dowlada aya asheegay in qaraxyada dhacay ay ahayeen Baco ay ku jiraan Qaraxyo Dheemish ah oo la dhigay qeybo ka mida magaalada Muqdisho oo arbushaada loogu talogalay, wax qasaare ahna aan geysan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON