Monday, June 23, 2025

Qaraxyo laga maqlay Muqdisho iyo Madaafiic kusoo dhacay Agagaarka Madaxtooyada

Warark laga helayo magaaalada Muqdisho ayaa sheegyaa in qaraxyo culus laga maqlay caasimadda, iyadoo la sheegay inay ahaayeen madaafiic Hoobiyeyaal ah.

Qaar ka mida madaafiicda ayaa ku dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana tirada jugta madaafiicda lagu sheegay ilaa 7 madfac oo dhacay meelo ka mida Madaxtooyada, Xaafada Ex Fiyoore iyo xaafadha ku dhow.

Wararka qaar ayaa sheegaya inay jiraan qasaare ka dhashay oo aan weli soo shaac bixin. Alshabaab ayaa inta badan fulisa weerarrada Hoobiyeyaasha ee lagu qaado Muqdisho.

Ad

Ma cadda halka laga soo ruutay madaafiicdan, laakiin hay’adaha amniga dowladda ayaan ku guuleysan inay ka hortagan weerarrada noocan oo kale ah oo Alshabaab ka fuliso degaano ka mida ama ku xeeran caasimadda.

LA SOCO FAAHFAAHINTA…

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON