Monday, June 23, 2025

Qeyb ka mida Guddiga Doorashada Somaliland oo doortay Guddoomiye iyo Xubin laga digay oo noqday…

Qeyb ka mida Guddiga Doorasgooyinka Somalilad ee maamulaya Doorashada kuraasta labada aqal ee Somaliland ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo ku xigeen.

Xubnahan Doorashada ku dhaqaaqay ayaa gaaraya 7 xubnood, waana xubnaha ay soo magacaabeen Ra’iisal wasaare ku xigeenka Madhi Maxamed Guuleed iyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Gudoomiyaha Guddiga waxa loo doortay Khadar Xariir Xuseen, halka Guddoomiye Ku Xigeen loo doortay Najiib Xuseen Samaale. Waxaa Guddiga kala qeybsan ka maqnaa xubnaha uu soo magacaabay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi.

Ad

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Somaliland waxay hore siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee Garabka Cabdi Xaashi u sheegeen inuu wato Farmaajo (Akhriso), una doonayo guddoomiyaha Guddiga Doorashada. Waxaa kaloo lasoo bandigay caddeyn ku saabsan inuu ka mid yahay shaqaalaha dowladda (Halkan ka Akhriso).

Arrintan waxay caddeyn u tahay inuu weli taagan yahay khilaafkii Guddiga Doorashada ee Somaliland oo hore looga soo gudbay, iyadoo aan xal rasmi ah laga gaarin.

May be an image of 7 people and people standing
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON