Wednesday, July 2, 2025

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo 72 Saacadood u qabtay Madaxda Gobolka Tigreega inay isku dhiibaan, haddii…

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo saaray amar uu siinayo madaxda Gobolka Tigray, isagoo u qabtay muddo 3 maalmood ah.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa muddo 72 saacadood ah u qabtay hogaamiyaasha TPLF inay isku soo dhiibaan ciidamada dowladda Itoobiya, una hoggaansamaan amarkan.

Raisul Wasaare Axmed ayaa sheegay in hawlgalka ka socda gobolka Tigray uu galay wajigiisii sedexaad ee ugu danbeeyay, kuna wajahan yahay caasimadda Mekelle ee gobolka Tigray, ayna dadaal ugu jiraan sidii loo yareyn lahaa qasaaraha dagaalka.

Ciidamada Itoobiya ayaa hadda wada dadaalkoodii ugu danbeeyay ee ay ku go’doominayaan magaalada Makelle, si ay u qabnsadaan una soo gabagabeeyaan maamulka Tigreega ee ka hor yimid xukuumadda uu hoggaamiyo Abiy Ahmed.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON