Sunday, July 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo abaalmarin u ballanqaaday Askar ka hortagtay Qaraxyo. (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa xalay kormeeray Goobihii ay qaraxyada ka dhaceen shalay ee Magalada Muqdisho.

Kheyre ayaa la kulmay qaar ka mid ah askartii ku sugneyd koontorooladii ay qaraxyada ka dhaceen, isaga oo uga mahad celiyay Ciidamada sida ay uga hortageen in qaraxyadaasi lala beegsado goobihii ay Al-Shabaab la damac sanaayeen.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaraha ayaa sheegay inay hayaan Abaal marin loogu talo galay Ciidamada si loogu dhiirigeliyo howsha ay u hayaan Shacabka soomaaliyeed,waxaana uu tacsi u diray Ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxyadii ka dhacay Magalada Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON