Ra’iisal wasaare Kheyre oo ku sii jeeda Magaalada Kismaayo & Heshiiskii Qarsoodiga ahaa oo…

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia xasan Cali Kheyre uu maalinta Berri ah tegu doono magaaladaasi.

Wafdigan oo bishii hore baaqday ayaa ujeedkoodu yahay dhammeystirka heshiis qarsoodi ah oo dhex maray Axmed Madoobe iyo madaxda dowladda Federaalka, kaasoo uu kasoo shaqeeyay agaasime ku xigeenka NISA Fahad Yaasiin, kaasoo intiisa badan ka dhacay magaalada Nairobi.

Wafdi hordhac u ah Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa manta tegaya magaalada Kismaayo, waxaana magaalada ka socda qabanqaabada soo-dhoweynta wafdiga Ra’iisal wasaare Kheyre.

Ad

HOOS KA AKHRISO HESHIISKA QARSOODIGA AH

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

119,392FansLike
754FollowersFollow
2,886FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!