Friday, July 11, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo safarkiisii labaad ku jooga Dalka Itoobiya [Akhri ujeedada]

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku jooga safarkisii labaad.

Safarkan oo noqonaya kii labaad ee Mudane Kheyre ku tago Itoobiya muddo bil gudahood ah ayaa ka qeyb galaya shirka ururka Midowga Afrika oo looga hadlayo  xaaladda Qaaradda Afrika, arrimaha ammaanka, miisaaniysadda ururka iyo arrimo kale.

Madaxweyne Farmaajo ayaa u xil saaray Ra’iisal Wasaaraha inuu ku metelo shirka oo ah heer shir madaxweyne, waxaana markii hore la filayay in lagu qabto magaalada Kigali, iyadoo dib loo celiyay xarunt Midowga Afrika ee Adis ababa.

Ra’iisal wasaare Kheyre  oo lagu tilmaamo nin aan jecleyn safarradda ayaa cadaadis uga yimid madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo safaradda Itoobiya u arka inay halis ku noqon karaan shacbiyadiisa.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON