Monday, July 14, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo sheegay in la dhisayo Galmudug mideysan oo ku xiran dowladda Federaalka.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay dadka Dhuusamareeb ayaa sheegay inuu halkaasi u tegaysidii uu reer Galmudug ugala shaqeyn lahaa dhismaha Dowlad gobaleed loo dhanyahay.

Kheyre ayaa intaas ku daray in Galmudug u baahan tahay nabad, midnimo iyo maamul mideysan oo ka shaqeeya danaha reer Gal-mudug iyo guud ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna dadka Galmudug ugu baaqay inay kaalintooda kasoo baxaan.

Xasan Cali Khayre ayaa Madaxweyne Xaaf iyo Sheekh Axmed Shaakir uga mahadceliyay aqbalaadooda qabsoomida Doorshooyinka Galmudug, wuxuuna siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaannada Galmudug ugu baaqay inay u midoobaan ka shaqaynta horumarinta Gal-mudug.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON