Thursday, July 17, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo si Diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe [TOOS U DAAWO]

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaamineyay ayaa goor dhoweyd ka gaaray garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe.

Waxaa si diiran wafdiga u soo dhoweeyay mas’uuliyiinta maamulka Puntland oo uu horkacayo Madaxweyne C/weli Gaas,  siyaasiyiin, waxgarad, ganacsato iyo dadweyne fara badan oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha Garowe, waxaan wafdiga loo gelbiyey magaalada Garoowe oo ay buux dhaafiyeen  dadweyne ku lebisan calamada Soomaaliya, isla markaana wata boorar lagu xardhay sawirka Ra’iisul wasaare Kheyre.

Amniga magaalada oo aad loo adkeeyay ayaa waxaa sugaya ciidamada kala duwan ee Puntland oo ay u horreeyaan Booliiska,iyadoo uu yar yahay socodka gaadiidka shacabka,islamarkaana wadooyinka qaar ay xiran yihiin.

TOOS U DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON