Wednesday, July 16, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo socdaalkiisii ugu horeeyay maanta ku tegaya dalka Turkiga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u duulaya dalka Turkiga, kadib dib u dhac ku yimid safarkiisa oo uu keenay qaraxii Muqdisho ee 14-ka Oktoobar.Sida ay baahisay warbaahinta Turkiga Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa la kulmi doona dhiggiisa Turkiga  Turkiga Binali Yıldırım iyo madaxweynaha Turkiga Recep Dayip Ordogan.

Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisal Xasan Cali Kheyre intii uu joogo Turkiga oo ah socdaalkiisii ugu horeeyay ay labada dal kala saxiixan doonaan heshiisyo dhowr ah oo dhinacyo kala duwan leh.

Madaxweynaha Turkiga iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa hore isugu arkay magaalada New York ee dalka Mareykanka xilligii ay ka qeyb galayeen shirkii Golaha Guud ee Q/Midoobay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON